Language:

Sharciga Mareykanka: Xaquuqda Badelka Koowaad

Wadanka Mareykanka waxaa la aasaasay 1776 inta lagu jiray dagaalka kacaanka ee ka soo horjeedo Ingiriiska kaas oo xukumay wadanka sida gumeysiyada tan iyo  ka gumaysi ahaan ilaa 1600 naadkii. Hoos ka baro wax badan.

US Law First Amendment Rights

Dooro qaabka aad u baranayso xogta ku qoran boggaan. Waxaad daawan kartaa muuqaal, waxaad soo degsan kartaa xaashida xaqiiqooyinka, ama waxaad dhagaysan kartaa cod. Dookh kasta wuxuu bixinayaa xog iskumid ah.  

Wadanka Mareykanka waxaa la aasaasay 1776 inta lagu jiray dagaalka kacaanka ee ka soo horjeedo Ingiriiska kaas oo xukumay wadanka sida gumeysiyada tan iyo  ka gumaysi ahaan ilaa 1600 naadkii. Xornimada kadib, la gumaystiayaashii gumeysida waxay noqdeen gobolo iyo wakiilo ka socdo gobol walba ayaa qabyo qoray Dastuurka Mareykanka kaas oo aasaaso sharciyada qaranka cusub. Si markaas ay u bilaabato, Dastuurka waa inuu ku ogolaadaa gobol walba dhinaca ansixinta. Ansixinta Dastuurka cusub waxay aheyd arrin dooda kulul ah iyada oo ugu dambeyntii lagu guuleystay, gobol walba wuxuu leeyahay liis dheer oo isbadelo ah ayna rabeen in lagu sameeyo Dastuurka. Inta badan isbadeladaan waa inay shaqo ku lahaadaan dhowrista xaquuqda shaqsiyaadka ee ka imaanaya dowlad kaligeed talis ah oo suurtogal ah. Ee ah isbadelada badsan ee la soo jeediyay ee soo jeediya, toban ayaa loogu daray Dastuurka sida Badelada Bedlada 1791. Tobankaan badelo ee ugu horeeyay waxaa waa loo yaqaan sida Biilka Xaquuqda. Badelo badan ayaa lagu datray markii dambe iyo, in kastoo ay adkaayeen, Dastuurka waa la badeli karay markale mustaqbalka.

Badelka Koowaad

Badelka Koowaad wuxuu sheegayaa in dowlada aysan ka mamnuuci karin qofka inuu si madax banaan ugu dhaqmo diinteeda ama diintiisa wax walboo oo diinta ay noqon karto. Waxay sidoo kale ka mamnuucdaa dowlada xayiraada xoriyada hadalka, xoriyada warbaahinta, iyo xaquuqda dadka oo si nabad a isugu yimaada iyo si looga racfaan qaato dowlada. Intaa waxaa dheer, Badelka Koowaad wuxuu ka manuucayaa dowlada “aasaasida aasaasinta diinta”, taas oo la micna ah dowlada sare uma qaadi karto, ma taageeri karto, ama ma soo af jari karto diin kasta.

US Law First Amendment Rights
US Law First Amendment Rights

Shanta Xoriyadood

Xoriyad Diinta

waxay u ogolaaneysaa shaqsiyaadka inay caabudaan sida waafaqsan aaminaadaha diintooda gaarka ah iyada oo aan  aysan jirin soo dhaxgalka dowlada.  Xoriyadaan sidoo kale waxay ka illaalisaa ilaalinaysaa xaquuqda shaqsiga inuusan aaminin diin walba, oo ay ku jiraan ahaanshaha diin la’aanta.

Xoriyada Hadalka

waxay ka illaalisaa xaquuqda shaqsiga si uu u caddeyyo fikradiisa ama fikradeeda xitaa haddii ay ku adagtahay dowlada. Waxaa sidoo kale ku jiro hadalka astaanta sida xirashada Funaanad oo ay ku qorantay hal hadal ku dhigto ama ku qorayo aastaanta horida guriga hortiisa.

Xoriyada Warbaahinta

waxay ka illaalisaa weriyayaasha iyo hay’adaha warbaahinta faafreebka af qabshada dowlada.

Xoriyada La isugu imaanayo Si nabad ah

waxay u ogolaataa in la isugu imaado meelo bulsho ah iyo si loo muujiyo afkaarahooda wadajir ahaan ilaa inta haddii ay u sameeyaan si nabad ah.

Xoriyada Looga racfaan qaadanayo Dowlada

waxay u ogolaataa shaqsiyaadka ama kooxaha inay si rasmi ah u codsadaan in deegaanka, gobolka, ama dowlada qaranka ka hadasho cabashada la soo qaadayn iyaddoo aan soo qaadayn ama cadaalad la’aanta iyagoo ku samaynaya isbadelo sharciyada iyo xeerarka jira.

US Law First Amendment Rights

Xadeynada Badelka Koowaad iyo Sharciyada Gobolka

Waxaa jira qaar ka mid ah ka reebitaano muhiim ah ee xoriyadaha lagu ilaaliyay ilaaliyo Badelka Koowaad. Waa sharci daro in la sameeyo hanjabaado, in la kiciyo rabshad degdeg ah, ama la soo jeediyo rabshad si loo afgambiso afgambiyo dowlada. Dowlada waxay u baahan kartaa ruqsadaha isu imaanshaha oo waxay xadaynaysaa waqtiga iyo goobta ee isu imaashaha weyn si markaas loo maamulo baabuurta oo laga hortago  fowdada bulshada xasilooni darada dad waynaha. Waxaa sidoo kale jiro qaar ka mid ah xayiraadaha la xiriiro fisqiga iyo sawirada qaawan. Xoriyada diinta si lama huraan ah uma illaaliso dhaqamada mamnuuca ka ah sharci sharciga ahaan ee illaaliyaa ilaalinaya dadka,sida gudniinka dumarka taas oo sharci daro ka ah Mareykanka.

Fasiraada xaquuqaha Badelka Koowaad mararka qaarkood waxay u hogaamisaa inay qilaafto khilaafto taasi waa in lagu xaliyaa maxkamadaha sharciga. Sharciyada la xiriiro xoriyada hadalka iyo diinta si ayay uga kala duwanyihiin hal gobol illaa mid kale gobol ka gobol, laakiin waxay dhammaantood u baahanyihiin  inuu u hogaansanaado inay u hogaansanaadaan Badelka Koowaad. Maxkamada Sare ee Mareykanka ayaa go’aansan karto haddii sharciga gobolka ku xadgudbay Badelka Koowaad, iyo haddii ay sidaas tahay, gobolka waxaa looga baahanyahay inay badelaan inuu beddelo sharciga. Waa muhiim in la ogaadaa oo la fahmaa sharciyada sharciga gobolka ee kaas oo aad ku nooshahay marka waad ogtahay way ku illaalin karaan iyo sidaad u adeeci karto. 06:27

First Amendment Rights
First Amendment Rights in the United States

Mowduucyada xidhiidhka leh

Ready to test your knowledge?

Education Settle in app

Download the Settle In App

Get unlimited access to hundreds of lessons designed for all learners

Apple Store icon
Get it on Google Play store
Settle In App

Download the Settle In App

With short videos and interactive lessons, you can learn about a wide range of pre- and post-arrival resettlement topics like traveling to the U.S., housing, and looking for a job.