Xog ka ogoow Dib u dejinta Qaxootiga

Haddaad tahay qaxooti aadna ku laaban karin wadankaagii hooyo, Waxaad xaq uyeelan kartaa inaad wadan kale uguurto si joogta ah. Tan waxaa looyaqaanaa dib udajin. Wadanka Maraykanka waa mid kamida wadamada adduunka aqbala dib udajinta qaxootiga. Lagasoo bilaabo 1980, Maraykanku wuxuu soo dhaweeyay malaayiin oo qaxooti ah oo aduunkoo dhan kakal yimid ayadoo loomaraayo Barnaamijka Qorista Qaxootiga ee Maraykanka, ama USRAP. Si laguugu tixgeliyo USRAP waa inay kusoo gudbisaa Wakaalada Qaxootiga UN ka ee looyaqaano UNHCR ama aad uqalanto inaad ka acodsato Adoo maraaya Mid kamida Barnaamijyada Codsiga tooska ah.

Xog ka ogoow Dib u dejinta Qaxootiga

Kiiska dib udajinta ee qofkasta oo qaxooti ah waa mid gaar ah waqtiga ay qaadanayso in lagu dhameeyo nidaamka USRAP waxay ku xirantahay macluumaadka iyo xaaladaha kiis walba. Dib udajintu waa ikhtiyaar ufuran kaliya tiro aad ukooban oo qaxooti ah oo dhammaystirka nidaamkana waxay kaqaadanaysaa waqti iyo dadaal dhankaaga ah si lamida dhanka dawlada MAraykanka. Kahor inta aadan bilaabin nidaamka, waa inaad hubtaa inaad rabto dagitaanka Maraykanka haddii aad u qalnto.

Ilaha hoose waxay xog muhiim ah ka bixinayaan Barnaamijka Qaabilaada Qaxootiyaasha ee Maraykanka.

Ma doonaysaa xog ku saabsan nolosha ka jirta Maraykanka?

Learn more about Cultural Orientation and life in the United States. Find information on health, housing, education, and more.