Xog ka ogoow nolosha ka jirta Maraykanka

Jihaynta Dhaqanka waa waxbarashada kahor intaadan soogalin iyo kadib markaad soogasho wadanka ayna bixiyaan Xarumaha Taageerada Dib udajinta iyo Wakaaladaha Dib udajinta si lagaaga caawiyo inaad hesho aqoonta, xirfadaha, iyo fikradaha aad ugu baahantahay inaad laqabsato noloshaada Maraykanka aadna si buxda ugu milanto mujtamacaaga cusub. Hoos ka baro wax badan.

Muuqaalka Guud ee Jihaynta Dhaqanka

Hanuuninta Dhaqanka waxaa la bixiyaa laba jeer: shaqaalaha RSC ka hor inta aanad u dhoofin Maraykanka, iyo Hay’adda Dib-u-dejinta ka dib markaad timaado U.S.

Ilaha iyo macluumaadka hoose waxay bixinayaan macluumaadka kusaabsan Hanuuninta Dhaqanka iyo Nolosha Maraykanka.

Ma raadinaysaa xog ku saabsan dib u dejinta qaxootiga?

Xog badan ka ogoow Barnaamijka Qaabilaada Qaxootiga ee Maraykanka, socdaalka, iyo tallaabooyinka la qaadaayo kahor intaadan soo gelin wadanka Maraykanka.